Mid ka mid ah raggii ka qeyb qaatay Weerarkii 14kii Oktoobar oo Xukun dil ah lagu fuliyey

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka fagaaraha Iskool Buluusiya ee magaalada Muqdisho ku toogatay Xasan Aadan Isaaq Cali oo lagu eedeeyay inuu ka qeyb qaatay weerarkii 14kii Oktoobar ka dhacay caasimada dalka. Xasan Aadan Isaaq Cali ayaa lagu xukumay dil ka dib markii lagu helay inuu waday gaari NOAH-ah oo waxyaabaha qarxa laga … Continue reading Mid ka mid ah raggii ka qeyb qaatay Weerarkii 14kii Oktoobar oo Xukun dil ah lagu fuliyey